MU,MINKA AMA CID AAN MUTEEYSAN OO LA LACNADO
dad badan ayaan carrabkooda qaban karin hadeey caroodan waxeey lacnadaan dadka , xayawaanka , dhirta , maalmaha iyo saacdaha
balse waxaa laga yaba ineey lacnadaan naftooda iyo caruurtooda iyo
in ninku naagtiisu lacnado ama lidkeeda , taasina waa arin munkar ah oo
khatar ah , waxaa laga wariyay abii zeyd thabit ibnu addaxak al-ansari
(rac) xadiis nabiga gaarsisan oo ah :qofkii lacnada mu,min wawa asgoo
dilay )
lacnada oo dumarka aad u isticmaalan nabigu waxuu caddeyay iney ka
mid tahay sababaha ay naarta ku galaan , sidoo kale dadka wax lacnada
aakhiro ma noqonayan kuwa shafeeco , waxaa ka khatarsan in lacnadu ku
soo noqoneyso qofkii eey kaso baxday hadii uu dulmi ahaan ugu dhawaqay
markaas ayuu noqonaya qof naftiisa ku habaray in ilahy ceyriyo oo ka
dheereyo naxaristiisa
ilaahay ayan ka magan galeyna in uu naxaristiisa naga fogeeyo
ilaahay ha inaga dhigo kuwa hadalka maqlo qaatana kiisa wanaagsan
No comments:
Post a Comment